Thursday, February 23, 2017

Haweeney tuurtay ilmo ay dhashay oo la soo qabtay (Dhegeyso)

Ciidamada Ammaanka ee Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen Haweeney ku tuurtay goob qabuuro ah...

INDHO-INDHEYN: Baarlamaan Hooy Qorshaha ku darso

Waxaa Qoray: Cabdullaahi Mucjis Baarlabaanka shirka ku leh golihiisa bololka ahoow qorshaha ku darsada meesha aad joogtiin waa Xamar, oo aan weli xeer gaara loo sameyn,...

Magacyada Guddiga Doorashada ee uu Baarlamaanka Somalia magacaabay

Xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Soomaaliya oo Maanta markale kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay magacaabeen guddi ka shaqeyn doona doorashada gudoonka Baarlamaanka dowladda...

Axmed Biif oo laga joojiyay Bandhig Faneed uu ku qaban lahaa Muqdisho-VIDEO

Fannaanka Axmed Cabdikariin Biif ayaa laga joojiyay bandhig faneed uu xalay ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho. Fannaanka oo bartiisa facebook soo dhigay farriin kooban oo...

Puntland iyo Galmudug oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho (Sawirro)

Dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug, ayaa heshiis saddex qodob ah ka gaaray colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka lagu...

Fowsiya Xaaji Aadan oo mar kale loo doortay Xildhibaannimo

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo horay u soo noqotay ra’iiasal wasaare ku-xigeen iyo wasiirka arimaha dibada Soomaaliya, ayaa maanta ku soo baxday doorashada xubnaha...

Baarlamaanka oo diiday miisaaniyad xukuumadda u gudbisay

Kalfadhiga Koowaad Kulankiisa Labaad ee Wadajir labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay Maanta ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa waxa...

Erayada qaldan ee maalin kasta lagu isticmaalo warbaahinta –VIDEO

Axmed Faarax Cali Idaajaa ayaa ka warramay erayo badan oo qalad ah oo maalin kasta oo warbaahinta lagu isticmaalo, kuwaasi oo sida uu sheegay...

Duqa Muqdisho oo calaancal ku raadinaya xuquuqdii G/Banaadir (Dhegeyso)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ayaa si kulul uga hadlay in Magaalada Muqdisho laga...

Madaweynaha Turkiga oo furay Waddo isku xirta Yurub iyo Aasiya (Sawirro)

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa xarigga ka jaray Waddo Badda hoosteeda marta oo isku xirta Qaaradaha Yurub iyo Aasiya. Madaxweynaha oo bartiisa facebook soo...

Stay connected

0FansLike
62,654FollowersFollow
2,506SubscribersSubscribe

Latest article

Midab aan la doorin iyo qurux hablihii hore u daa!

Quruxdii dumarkii Soomaaliyeed ee qarniyo hore iyo siday u ilaalin jireen wajigooda, qiimaha uu lahaa iyo caafimadka uu haystay. Dumarkan ayaa ahaa kuwo cuna cuntooyin...

Dhoolatus Siyaasadeed (Sawirro)

Siyaasiyiinta kala ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble...