Axmed Biif oo laga joojiyay Bandhig Faneed uu ku qaban lahaa Muqdisho-VIDEO

0
122

Fannaanka Axmed Cabdikariin Biif ayaa laga joojiyay bandhig faneed uu xalay ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho.

Fannaanka oo bartiisa facebook soo dhigay farriin kooban oo uu kaga hadlayo bandhig faneedka laga joojiyay.