Duqa Muqdisho oo calaancal ku raadinaya xuquuqdii G/Banaadir (Dhegeyso)

0
60

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ayaa si kulul uga hadlay in Magaalada Muqdisho laga qadiyo qeybsiga Aqalka Sare.

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo hadal qaaday hadii tirada xubnaha Aqalka Sare lagu kordhiyay tiro hor leh muhiimada in ay aheyd in Magaalada Muqdisho la siiyo sadkii ay ku laheyd, waxaana uu tilmaamay xubnaha Madasha Qaran in ay uga fadhiyaan in ay cadeeyaan xuquuqda Gobolka Banaadir.

HOOS KA DHEGEYSO