23 ruux oo cudurka daacuunka ugu dhintay Jalalaqsi (Dhegeyso)

Degmada  Jalalaqsi iyo degaanada Hoos yimaada  waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban Biyoodka , waxaana la sheegaya in maalmihii lasoo dhaafay ay u dhinteen 23- Qof.

Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi Maxamed Cabdulle Fiidow ayaa sheegay in 23 qof ay u dhinteen Cudurka Shuban biyoodka , islamarkaana dad Kale ay la ildaran yihiin.

Waxaa uu sheegay in dadka laga soo daabulayo tuulooyinka Hoos yimaada degmada  Jalalaqsi.

HOOS KA DHEGEYSO

Isha: Radio Risaala